Toogasho dad u badan Caruur lagu laayay oo ka dhacday magaalladda Uvalde (Sawirro)

Nin dhallinyaro ah oo hubeesan ayaa weerar dhaliyay khasaaro badan oo dhimasho ah ku qaaday Iskuul  caruurta wax lagu baro oo kuyaalla magaalladda Uvalde, ee gobolka Texas  ee dalka Mareykanka. Booliiska gobolka Texas ayaa sheegay in ninka hubeesan uu xoog ku galay iskuulka Hoose ee Robb ee kuyaalla magaalada Uvalde, waxa uuna halkaasi ka bilaabay … Continue reading Toogasho dad u badan Caruur lagu laayay oo ka dhacday magaalladda Uvalde (Sawirro)